|
ALAHA AH U NAXARIISTO Sheikh Daawid
Sheikh Edin
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun!
Dhamaan Gharri Support Group iyo Gharri
Community Of North America,
Waxaan
halkaan tacsi uga gudbinayaan dhamaan
qoyska reer Sheikh Edin Aliyow oo ay
joogaan Moayle, iyo Hudet, geeridii ee
ku timid Shekh Dawid Sheikh Edin Aliyow
oo February 24, 2010
uu ku geeryoodey
Magalada Moyale, Ethiopia.
Waxaana
tacsi tiiraayaysan halkan loogu dirayaa
dhamaan caruurtiisa iyo eheladiisa
Waxaana ilaah weyn ka rajaynaynaa inuu
janadii fardoowsa ahayd ka waraabiyo
eheladiisiina samar iyo iimaan ka siiyo
aamiin aamiin.
By Gur Gharri
|